Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Tartanka kubadda koleyga gabdhaha oo Garowe ka furmaya
Published
Maalmaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada garowe ee xaruunta maamulka Puntland uu ka furmo tartan ciyaaraha kubadda Koleyga gabdhaha ee Soomaaliya.
Hadaba, kooxaha maamul goboleedyada ee ka qeybgalaya tartanka ayaa shalay ka baxay Muqdisho, waxayna u safreen Garowe.
Warbixin ku saabsan arintasi iyo sida ay u arkaan dadka cayaarahasi xiiseya waxa inoo haya Maxamed Cumar Bakaay.