Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Wareysi guuddoomiyaha Ahlu Sunna Waljameeca
Published
Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu BBC-da siiyay guuddoomiyaha Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarax oo uu kaga hadlayo xaaladihii ugu dambeeyay ee Galmudug,dagaalkii dhawaan ka dhacay Guriceel,tallaabooyinka ay hadda doonayaan in ay qaadaan iyo halka ay dhaqaalaha ka hellaan. Xasan Sheekh Cumar ayuu u warramay.