Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Nin ajnabi ah oo wax ka qoray miisaanka suugaanta Soomaalida
Published
Martin Orwin waa qoraa luqada Soomaaliga ku hadla, kuna bartay magaalada london ee dalka Ingiriiska.
Waxaa uu Book ka qoray miisaanka suugaanta Soomaalida.
Weriyaha BBC-da Axmed Saciid Cige ayaa haddaba ka wareystay buugan uu qoray iyo weliba sidaa uu ku bartay af-Soomaaliga.