Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Anshaxa iyo Fanka Soomaalida xiriir noocee ayaa ka dhaxeeya?
Published
Bariyahan dambe waxaa soo badanaya fannaan qaarkood oo aan ilaalin anshaxa bulshada Soomaalida, waa sida ay sheegeenna abwaanno ay BBC wareysatay.
Halka ay fannaaniinta dalalka kale ay ilaaliyaan dhaqankooda iyo diintooda iyaga oo howlaha fankooda iska wato.
Haddaba wareysi xiisa badan oo ay BBC-da amuurtaasi ka diyaarisay halkan ka dhageyso.