Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
kalkaaliye caafimaad: Halyeeyada safka hore uga jira arrimaha caafimaadka ee Soomaaliya
Published
Waxaa jiro kalkaaliyeyaal caafimaad oo aad u badan kuwaas oo safka hore uga jira dagaalka ka dhanka ah fayraska Covid-19.