Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Tallaalka COVID-19: Dhakhtar Soomaali ah oo sharaxaya AstraZeneca
Published
Waxaa Soomaaliya ka bilowday qaybtii ugu horreeysay ee barnaamijka talaalka AstraZeneca, oo shalay gaaray magaalada Muqdisho.
Waxaana isa soo taraya dalalka Yurub ee hakinaya qaadashada tallaala AstraZeneca, kaddib markii la sheegay in xinjiro dhiigga ah ay yeesheen qaar ka mid ah dadkii lagu duray.
Hadaba si aan wax badan oga ogaanno talaalkan ayaan ka waraysannay Dr Fu’aad Caamir, oo u warramay weriyahayaga Xasan Sheekh Cumar.