Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Daawo: Madax salaaddooda sii wadatay xilli madaafiic lagu weerarray
Published
Madaxweynaha Afghanistan, Ashraf Ghani iyo mas’uuliyiin kale ayaa salaadda Ciidda sii watay xilli la maqlayay madaafiic lagu weerarray madaxtooyada Kabul.
Halkan ka daawo muuqaalka oo laga baahiyay telefishinka dowladda Afghanistan.