Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Dhagayso: Soomaaliga ku dhaawacmay Tehran ee soo badbaaday oo BBC da la hadlay
Published
Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo
Ardey Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Cali oo wax ka baranayay dalka Iran ayaa waxa uu ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarada Israa'iil ee ka dhacaya magaalada Tehran ee dalka Iran, sida ay sheegtay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.
Ninkaan dhallinyarada ah oo ka baranayay jaamacad ku taalla Tehran taqaqus caafimaad oo la xiriiray kansarka ku dhaca caruurta, ayaa waxa uu sheegay in ay soo samatabixisay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga, waxa uuna haatan ku sugan yahay dalka Turkiga.
BBC da ayuu u warramay markii la soo badbaadiyay.