Maxay ka wada hadleen Mareykanka iyo Somaliland?

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta

Tebin toos ah

  1. Shan arrimoood oo aad sameyn karto si aad u ilaaliso caafimaadka beerkaaga

  2. Sheekada dalka keliya ee dunida ku yaal ee aan weli ciyaarin kubbadda cagta

  3. Waa maxay Uranium-ka la xoojiyay? Maxayse muran ugu keenaysaa heshiiska nukliyeerka ee Mareykanka iyo Sacuudiga?

  4. Mucaaradka Soomaaliya ma waxay shardi ku xirayaan sii joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee dalka?

  5. Maxay tahay sababta baarlamaanka Waqooyi Bari uu xasaanadii uga qaaday 5 xubnood oo ka mid ah golaha?

  6. Trump: Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha ayaa ii sheegay inaysan hub ka iibin doonin Iran.

  7. 6 tababare oo shaqadooda waayay Koobka Adduunka ka dib

  8. Kaalintee Soomaaliya kaga jirtaa 10-ka dal ee ugu farxadda badan Afrika sannadka 2026?

  9. Faransiiska iyo Isbaayn oo ku jira xaalad degdeg ah

  10. Ehellada mid ka mid ah burcad-badeed lagu xukumay Hindiya oo farriin u diray dowladda Soomaaliya

  11. "Marka maqalku lumo, dib uma soo noqdo." Waxyaabahan samee si aad uga badbaado in aad dhego-beesho

  12. Saameyn intee la'eg ayey Weerarrada Baabul-Mandab ku yeelan karaan Soomaaliya?

  13. Dhalashada Afar caruur mataano oo dunida ka yaabisay!

  14. Maxaan ka naqaannaa xisbiga la baxay 'baranbarada' ee mudaharaadka ka wada Hindiya?

  15. Dumarka da'da labatameeyada ee qaba sonkorowga nooca 2aad ayaa dunida ku sii badanaya

  16. FIFA oo baaritaan ku billowday qalalaasihii ka dhashay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Argentina

  17. Sida isbeddelka cusub ee WhatsApp uu caqabad ugu noqon karo dadaallada Soomaaliya ee la dagaallanka argagixisada

  18. PSF oo sheegtay inay ka tirsan tahay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Puntland oo war kasoo saartay hawlgalkeedii Laag

  19. Ergeyga Mareykanka oo la sheegay inuu wasiirrada Soomaaliya, Eritrea, iyo Masar kala hadlay amniga gobolka

  20. Lix-iyo-toban koob muddo shan sano ah; sidee ayay kubadda cagta Isbaanishku u noqotay mid aan lala tartami karin?