Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Dhegeyso: Iskuul ay Soomaali leeyihiin oo laga hirgeliyay gobol ku yaalla Canada
Published
Waqtiga akhriska: 1 daqiiqo
Gobolka Alberto ee dalka Canada oo ay ku nool yihiin Soomaali badan ayaa waxaa laga hirgaliyay iskuulkii ugu horreeyay ee ay Soomaali leedahay isla markaana maamusho.
Iskuulka ayaa waxaa maaddooyinka laga dhigayo ka mid ah maaddada afka Soomaaliga iyo maaddooyinka diiniga taasi oo ah mid ay waaliddiin badan soo dhaweeyeen.
Wariye Durraan Xasan oo tagay furitaanka iskuulkaasi ayaa warbixintan ka diyaariyay.