BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Dowladda Kenya oo sheegtay in dad ku hoos jira burburka dhismaha Islii xiriir lala sameeyay
Wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Kipchumba Murkomen ayaa sheegay in 67 qof oo dhismaha ka shaqeynayay markii uu dumay ay badqabaan balse waxaa la sheegay in qof ka mid ah shaqaalaha uu dhawacmay kaddibna loo qaaday isbitaalka.
Xagee ayey Iran ka heshaa qalabka ay diyaaradaha Drones-ka ku sameyso?
Iran waxaa saaran cunaqabatayn ballaaran, waxayna ku tiirsan tahay qalab dibadda laga keeno si ay u soo saarto diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Dukumentiyada cunaqabataynta Maraykanka ayaa sharraxaya in shirkado iyo ganacsato dilaaliin ah ay ku lug leeyihiin keenista qalabka Iran u baahan tahay.
Markii Masar ay ciidamo u dirtay Yemen si ay ula dagaalanto koox Sacuudigu taageero
Masar waxay hore uga qayb-gashay dagaalkii Yemen xilligii uu xilka hayay madaxweynihii geeriyooday Jamaal Cabdulnaasir, balse nooca faragelintaas iyo ujeeddooyinkeedu waxaa laga yaabaa inay isbeddeleen muddo tobanaan sano gudahood ah.
TOOS, Sirdoonka Mareykanka: Qorshaha Iran ay ku dooneyso in ay ku disho dad Mareykan ah ayaa gaaray “heer aad u sareeya”
Qorshaha Iran ay ku beegsaneyso diblomaasiyiinta Mareykanka ee Bariga Dhexe iyo meelo kale ayaa kordhay. Donald Trump wuxuu sheegay in tallaabo cusub oo militari ka qaadayo Iran
Waa maxay faa'iidooyinka caafimaad ee caanaha aan la warshadayn, mase ammaan baa in la cabbo?
Haddii aynu rumaysanno sheegashooyinka laga sameeyay faa'iidooyinka caanaha aan la warshadayn —waa caanaha aan la kululayn ama la karkarin — waxay u muuqataa inay yihiin xalka wax walba; laga soo bilaabo xoojinta hab-difaaca jirka iyo ka hortagga xasaasiyadda caanaha, ilaa hagaajinta dheefshiidka.
Qof si dirqi ah uga badbaaday dhismihii ku dumay Islii oo BBC-da la hadlay
Weli waxaa socda howlgallada lagu baadi-goobayo dadka la rumeysanyahay in ay ku hoos jiraan dhismaha maanta ku dumay xaafadda Islii
Guddoomiyaha Ismaamulka Nairobi oo si adag ugu hadlay dabaqii ku dumay Islii
Guddoomiyaha Ismamaulka Gobolka Nairobi, Johnson Sakaja, ayaa ku baaqay in la adkeeyo ciqaabaha lagu qaado dadka dhismayaasha dhisa ee ku xadgudba xeerarka dhismaha. Waxa uu sidoo kale dib u cusboonaysiiyay baaqiisii ahaa in dowladaha gobolladu dib u helaan awoodda dacwad-oogista, kadib markii dhisme dhowr iyo tobban dabaq ah oo aan weli dhammaan uu ku dumay xaafadda Eastleigh.
Cilmi-baaris: Bukaannada Soomaaliyeed oo malaayiin doollar ku bixiya daaweyn dibadda ah
Kumannaan bukaanno Soomaaliyeed ah ayaa sannad kasta u safra dalal shisheeye iyagoo raadinaya daaweyn takhasus ah oo aan dalkooda laga heli karin, ay adag tahay in la helo ama loo arko mid aan la isku hallayn karin, sida lagu sheegay cilmi-baarista.
Maxaan ilaa iyo hadda ka ognahay guriga ku dumay xaafadda Eastleigh?
Muuqaallo la isla dhex marayay baraha bulshada ayaa muujinaya xilliga guriga uu soo dumayay, kaasoo la sheegay in qeybta hoose ay ka furnaayeen dukaamo.
Soomaaliya oo qaadaysa tallaabo muhiim ah oo ay muddo ku taameysay
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa si weyn ugu tiirsan badeecadaha dibadda laga soo dejiyo, halka wax-soo-saarka gudaha iyo warshadeynta badeecadaha dalka ay weli kooban yihiin.
Sirta dardaarankii Ayatollah Cali Khamenei: Maxaysan Iiraan u soo bandhigin
Toddobo bilood ka dib dilkii hoggaamiyihii hore ee diinta ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, weli lama shaacin dardaarankiisii siyaasadeed, arrintaas oo sii kordhisay su'aalaha iyo doodaha ka taagan gudaha iyo dibaddaba.
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda magaalada Mooyaale oo uu iska hor imaad ka dhacay
Mas’uuliyiinta magaalada Mooyaale ayaa BBC-da u sheegay in gabar lagu dilay iska horimaad dhowaan ka dhacay magaalada oo ku taalla gobolka Koonfurta Oromiya, ee dalka Itoobiya, kaas oo la xiriiray muran xudduudeed u dhexeeya ciidamada ammaanka ee dhinacyada Oromiya iyo Soomaalida. Waxay intaas ku dareen in dhacdadaas kaddib bannaanbaxyo ay ka dhaceen magaalada.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxaa ilaa hadda laga ogyahay baaritaanka kiis-ciqaabeedka Ilhaan Cumar
Baaritaankani wuxuu daba socdaa hadallo dhowr ah oo ka soo yeeray mas'uuliyiin, kuwaas oo shaki gelinaya dhalashada Mareykanka ee Ilhaan Cumar
Trump oo banaabax ka dhacay Ohio ku weeraray muhaajiriinta Soomaalida ah
Hadalka Trump wuxuu yimid isla maalintii ay saraakiisha Amniga Gudaha baaritaan ku sameeyeen guriga Washington ee Xildhibaanadda Dimuqraadiga ah Ilhaan Cumar
Israa'iil ma waxay muran kala dhex dhigtay Turkiga iyo waddan uu saaxiib dhaw la yahay muddo dheer?
"Labo waddan, hal qaran." Tan iyo sannadihii 1990-meeyadii, halkudhiggan ayaa astaan u ahaa xiriirka dhow ee ka dhexeeya Azerbaijan iyo Turkiga, dad badan oo ku sugan Baku-na waxay Turkiga u arkayeen xulafo siyaasadeed iyo mid militari. Ilham Aliyev ayaa dhowr jeer uga mahadceliyay Turkiga taageerada uu u fidiyay dagaalkii Karabakh, waxaana waddooyinka Baku laga taagay calanka Turkiga.
Maraykanka oo soo saaray amar maxkamadeed si ehelada Ilhaan Cumar su'aalo loo weydiiyo
Ilhaan walaasheed Sahra Nuur ayaa heshay warqad amar maxkamadeed ah, ayadoo ugu yaraan hal xubin oo kale oo ka tirsan qoyskeeda amarkaas loo diray
Saraakiisha hay'adda socdaalka Maraykanka oo baaray guriga Ilhan Cumar
Saraakiisha hay'adda socdaalka ee Mareykanka ayaa baaray guriga Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka soo gasha Minnesota subaxnimadii Isniinta taa qayb ka ah "baaritaan dambiyeed".
Baaq ka soo baxay shirka El Alamein ku dhex maray madaxda Soomaaliya, Masar, Suudaan iyo Eritrea
Madaxda shirka ka qayb gashay waxay isku raaceen in arrinta Badda Cas ay tahay arrin u gaar ah oo ay maamulkeeda leeyihiin oo kaliya dalalka xeebta ku leh, iyagoo mar kale adkeeyay muhiimadda xorriyadda marista badda.
Waa tuma Sagal Cabdi Wali, oo ku guulaysatay kuriga ra'iisul Wasaarihii hore ee Uk?
Sagal Cabdi-Wali, oo hoggaamisa golaha deegaanka Camden, ayaa kursiga ku guulaysatay iyadoo heshay 12,292 cod. Hase yeeshee, aqlabiyadda xisbiga ayaa hoos uga dhacday 11,572 cod ilaa 3,364 oo cod.
Muxuu yahay hadalka doodda iyo falcelinta badan dhaliyay ee uu sheegay duqa New Yorka Mamdani?
Mamdani wuxuu hadalkiisa ku bilaabay cambaareynta weerarkii Xamaas, isagoo ku tilmaamay dembi dagaal oo aad u xun
Eritrea iyo Itoobiya: Xiriirkooda diblomaasiyadeed iyo marxaladihii uu soo maray
Eritrea: Tan iyo bilowgii xornimadeeda 1991-kii, xiriirkii dhowaa ee ka dhexeeyay labada dal, oo ay sabab u ahaayeen xiriirkii xoogganaa ee ay lahaayeen ururradii labada dhinac ee guulo ka gaaray dalalkooda, ayaa si aan khilaaf lahayn ugu gudbay una horumaray xiriir u dhexeeyay labada dowladood.
Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya
Tan iyo markii dagaalkii sokeeye ee Tigray lagu soo afjaray Heshiiskii Pretoria, colaad ayaa mar kale ka qaraxday Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ka bilaabatay Arbacadii, 23-ka Sebtembar.
Madaxweynaha Iiraan oo u sheegay Trump inaysan weligood 'jilbaha u dhigan doonin'
Markii uu bilaabay khudbadda madaxweynaha Iiraan uu ka jeedinayey QM, wafdiga Maraykanka ayaa caro darteed uga baxay hoolka shirka
Erdogan oo ku baaqay in la joojiyo awoodda diidmada qayaxan ee golaha amaanka ee QM
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ma laha awood diidmo. Awoodda diidmada waxaa iska leh oo keliya shanta xubnood ee joogtada ah ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay: Shiinaha, Faransiiska, Ruushka, Boqortooyada Midowday (UK), iyo Mareykanka.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 26 Oktoobar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Oktoobar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Oktoobar 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 22 Oktoobar 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































