Waxaad eegaysaa nooca qoraalka kaliya ee boggan oo isticmaala xog yar. Eeg nooca ugu weyn ee boggan oo ay ku jiraan dhammaan sawirada iyo muuqaallada.
Isku aadka naadiyada horyaallada Yurub
Qorituurka isku aadka naadiyada horyaallada Yurub ee 2017/18 ayaa lagu qabtay magaalada Monaco.
32ka kooxood ee u soo gudbay isku aadka guruubyada ayaa loo qaybiyey 8 guruub.
Waxay isugu aadeen sidan.
Group A: Benfica, Manchester United, Basel, CSKA Moscow.
Group B: Bayern Munich, Paris St-Germain, Anderlecht, Celtic FC.
Group C: Chelsea, Atletico Madrid, Roma, Qarabag.
Group D: Juventus, Barcelona, Olympiakos, Sporting.
Group E: Spartak Moscow, Sevilla, Liverpool, NK Maribor.
Group F: Shakhtar Donetsk, Manchester city, SSC Napoli, Feyenoord.
Group G: Monaco, Porto, Besiktas, RB Leipzig.
Group H: Real Madrid, Borussia Dortmund, Tottenham, Apoel.
Waxaa kale oo la bixiyey jaa'isado lagu abaalmariyey cayaartoy u cayaarta naadiyada Yurub.